Dhul biyuhu maraanoo Xareeduna baliga taal Wacan bay ku dhalatiyo Dhul barwaaqo ah ood garan Bidhaanteedaan waayoon Baadi doon ku waashee

1 of
Published on Video
Go to video
Download PDF version
Download PDF version
Embed video
Share video
Ask about this video

Page 1 (0s)

undefined. Dhul biyuhu maraanoo Xareeduna baliga taal Wacan bay ku dhalatiyo Dhul barwaaqo ah ood garan Bidhaanteedaan waayoon Baadi doon ku waashee.

Page 2 (8s)

Bariga ay ku nooshaa Shinbir buuba igu tidhi Bararkeeda oon barkadiyo Basharkeeda ayaan u bogaya Bishan dhexdeeda oon helaan Boqal aan soomaan balan ku qaadee Bilaash laguma dhaartee..

Page 3 (17s)

Buurahan Jecleeystiyo Bartii muuqa dheerayd Badhtankeediyo Baladwayney ku nooshee Boqolka soo baxaayaay Shan iyo Tobnaadeey Baahida aan kuu qabo Barniyeey Bidhaan Aragaa ha iga tagin..